Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay magaalada Kyiv, taasoo ah booqashadiisii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka deegaankaas,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya ahmiyadda uu dalka u leeyahay maalgashiga shisheeye,...
Madaxweynaha JFS, ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay xilliyada dagaalka in la kala...
Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iiraan ayaa Talaadadii shalay gaaray magaalada Dehraan ee Caasimadda Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, halka dhiggiisana...
Gudiga gaarka ah Arrimaha Xabsiga dhaxe ee Xamar ayaa kulan kula yeesheen xaruunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa Taliyaha...
Ciidamada amaanka ayaa xalay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka sameeyay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida Caasimadda. Inta badan waddooyinka...
Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya Turkiga, Laba qof aya geeriyooday galinkii danbe ee shalay, ka dib markii ay halkaasi...
Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta soo xiray Tababarka Guddiyada Golaha Shacabka oo socday...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho