Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda...
Guddiga Gaarka ah ee Arrrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la-yeeshay Guddoomiyaha Gobolka...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay shirwaynaha cuntada iyo nafaqada oo...
Duqa Dagmada Gaalkacyo, ayaa maanta kormeer ku tagay qeybo ka mida ah Gaalkacyo oo ay saameeyn ku yeesheen Roobabkii ka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa...
Guddiga Gaarka ah ee Arrrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la-yeeshay Guddoomiyaha Gobolka...
Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay Wakaaladda Biyaha Jubbaland oo ay hirgalisay Wasaaradda...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar oo maanta kulan bulsho la qaatay Maamulka Degmada Moqokori, Waxgaradka, Dhallinyarada iyo...
Ku-Simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane, Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay...
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta xoogga dalka General Cabduaahi Aadan Xuseen (Cirro ), ayaa Shacabka ay afduubka u haystaan Al-shabaab ugu...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho