Raโiisul Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa tababar u soo xiray saraakiil,...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow ka daahfuray magaalada Muqdisho shirka istiraatiijiyadda ganacsiga Soomaaliya iyo Mareykanka, Madaxweynaha oo...
RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa maanta hortagay...
RADIO MUQDISHO:- Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir (BBB)...
RADIO MUQDISHO(MINNESOTA):-Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
RADIO MUQDISHO:-Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, ayaa kalfadhiga 7aad wajigiisa 2aad ee maanta dhacay ku ansixiyay Sanatar Iftiin Xasan...
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):- Bulshada iskutashatay ee reer Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay, dayactirka garoonka diyaaradaha...
RADIO MUQDISHO:-Raโiisulwasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo uu wehliyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta waxaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uu si rasmi...
RADIO MUQDISHO(SHABELLAHA HOOSE):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa goordhaw...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Aadam Macallim Soomaali, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furay Shirka...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka...
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryan Xuseen, oo ay weheliyaan khubaro ka socday Wasaaradda Caafimaadka...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho