Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta heerarka kala-duwan...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin oo uu wehliyo gudoomiyaha Degmada Beledweyne iyo Duqa Beledweyne ayaa ka qeyb galay munaasabad...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa maanta daah-furay Tababar ay soo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fardowsa Cismaan Cigaal oo uu weheliyay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista...
Ciidanka xoogga dalka iyo dadka degaanaka ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno iyo tolooyin hoostag gobolka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud...
Ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Khaalid Binu waliid ayaa burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay ku lahayeen Khawaarijta Naf...
Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka...
Agaasiimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Guleed Cabdijaliil ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho