Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka degaan ee qeybta ka ah dib u xoreeynta ayaa la wareegay degaanka Cowsweeyne ee...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta daah furay Barnaamijka Hirgeli Hibadaada Faneed, isagoo Abwaannada Soomaaliyeed...
Dawladaha Qatar iyo Hungary ayaa sheegay inay inay sare u qaadayaan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya, iyaga oo...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeellle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul...
Ergayga Qaramada Midoobay ee Bariga Dhexe Tor Wennesland ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa Daanta Galbeed lagu dilay in ka badan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in dalku uu galay dagaalkii ugu dambeeyay ee khawaarijta looga...
Washington ayaa ogolaatay in Poland ay ka iibsato nooc ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee loo yaqaanno Apache helicopters, heshiiskaas...
Wasiirka caddaalada iyo arrimaha dastuurka ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay guulaha wax ku oolka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS, Wasiirada Warfaafinta dowladaha xubnaha ka ah federaalka iyo Agaasinka Warfaafinta gobolka Banaadir, ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho