Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qatar iyo Hungary oo kala saxiixday heshiisyo istiraatiijiyadeed

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Qatar iyo Hungary oo kala saxiixday heshiisyo istiraatiijiyadeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladaha Qatar iyo Hungary ayaa sheegay inay inay sare u qaadayaan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya, iyaga oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka  istiraatijiyadda ah, ka dib markii booqasho rasmi ah uu ku tagay Budapest Amiirka Dawladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad.

Heshiiskan ay labada dal kala saxiixdeen ayaa waxaa ka mid ah ilaalinta deegaanka, tababarrada dublamaasiyadda, is dhex galka Dhallinyarada iyo iskaashiga dhinaca beeraha, waxaana saxiixa Heshiiskan goob joog ka ahaa Amiirka Qatar Sheekh Tamiim iyo Ra’iisul Wasaaraha Hungary Viktor Orban.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Hungary, Peter Sjärto, ayaa warbaahinta u sheegay in Qatar iyo Hungry ay isku afgarteen iskaashiga arrimaha dibadda, isagoo intaas ku daray in Dooxa iyo Budapest aya isku raacsan yihiin in wada-hadalka iyo wada-xaajoodka uu yahay waddada lagu gaari karo nabadda iyo dhinacyada iskaashiga.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeellle oo Shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Next Post

Wasiirka Warfaafinta oo daah furay Barnaamijka Hirgeli Hibadaada Faneed

Next Post
Wasiirka Warfaafinta oo daah furay Barnaamijka Hirgeli Hibadaada Faneed

Wasiirka Warfaafinta oo daah furay Barnaamijka Hirgeli Hibadaada Faneed

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In