Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Wafdi sare ah oo ka socday Hay'adaha...
Wasiirrada Wasaaradaha Amniga, Cadaaladda, Qorshaynta, Wasiirru-dowlaha Madaxtooyada iyo Agaasimayaal ayaa xarunta Madaxtooyada maamulka koofur galbeed ee Baydhabo ku qaabilay wafdi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Shariif Sheekh...
Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Sadiiq Doondishe, oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay hoobiyaashii saakay...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya mudane Cabdullaahi Warfaa, ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiiru Dawladaha Ganacsiga...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururada 7-aad iyo 9-aad, guutada 18-aad ee kumaandooska Gor Gor ayaa howlgal gaar ah...
Hay’adda tirakoobka Qaranka, ayaa waxay soo bandigtay Warbixin ku saabsan wax soo soo saarka gudaha ee sanadkii 2022-kii, taas oo...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhibatooyinka ka socda magaalada Jeniin ee Daanta Galbeed,...
Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir, ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Ciidamada Booliiska, gaar ahaan Ciidamada booliiska ee ka...
Shabakadda CNN ee Mareykanka ayaa daaha ka qaaday iyadoo soo xiganeyso afhayeenka ciidamada qalabka sida ee Ukraine, gaar ahaan kuwooda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho