Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta markale u fariisaneysa dhageysiga dacwad Ciqaabeed loo heysto saraakiil ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in Ukraine uu siinayo doono gargaar milateri oo ku ka caya Adduun lacageed oo gaaraya 400...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) caawa xarig jaray xarunta Dad-dhigista dowladda hoose Xamar ee...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle oo ka mid ahaa Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kaga qayb galaya Shir...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Abshir Cabdi Shiikhoow ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ka furay...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa bogaadiyay deddaalada lagu xaliyay khilaafaadka...
Howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen deegaano dhaca galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxa ay ku dileen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu cunaqabateyn dhanka dhaqaalaha ah ku soo rogayo seddex sarkaal oo ka tirsan militariga Maali, oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho