Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa awaamiir ka soo saartay nidaamka xoola qalka Maalmaha ciidda. Shirkadaha...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa baaq nabadeed u jeediyay dhinacyada ku dagaalamaya...
Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa shaacisay waqtiga ay furmayaan ciyaaraha Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Kulan...
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa uu Ukraine siin doona lacago gaaraya 1.3 bilyan...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland, oo is kaashanaya ayaa howlgal ballaaran ka fuliyay degaanno u dhexeeya Jannaay cabdalle...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay sargaal ka tirsan xafiiska ilaalinta canshuuraha bariga, kaas...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Wax qabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya 1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa ku tilmaamay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping, inuu yahay Madaxweyne xil jecel oo kaligii taliye ah....
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa daah-furay hannaan casri ah oo loo yaqaan SOMQR, kaas oo fududeynaya habka lacag bixinta iyo...
Inta la xaqiijiyay sedax qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay in ka badan 20 kalena waay ku dhaawacmeen kadib ...
Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho