Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee aan...
Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay'adaha Dowladda ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan su'aalo weydiin ah...
Go'aanno cusub oo ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir, ayaa lagu faray dhammaan gaadiidka nuucyadiisa sida, Mooto Bajaajta, gawaarida iyo...
Guddoomiyaha Guddiga Dib-u-eegista iyo la Socodka higelinta Dastuurka Xildhibaan Huseen Iidow oo uu wehliyo Xoghayaha guddiga Senator Siciid Cabdi Xuseen...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay xarunta gurmadka deg-deg ah oo loogu talagalay...
Madaxweynaha koofur galbeed Cabdacasiis Maxamed Laftagareen,ayaa degmada Buur-hakaba u tagay u diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka lagula jira khawaarijta....
Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Israa’iil, kuwaas oo ka mudaaharaadaya qorshayaasha muranka dhaliyay ee xukuumadda...
Wasiirul-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Dib-udhiska Xukuumadda XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) iyo wafdi balaaran uu hogaaminayay isla markaa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo wehliyo Wasiirka Wasaaradda Waxbrashada Galmudug iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kula kulmay Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika u...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho