Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta Magaalada Muqdishu ka furay tababar ku saabsan maareynta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku baaqay in si degdeg...
Wasiirru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Matyama Maxamed Xuseen iyo wafdi ay hogaaminayso oo Soomaaliya ku...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab oo xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey goob ay gabaad ka dhiganayeen xubno ka...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa kulan la qaatay Wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka Puntland...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladd Goboleedka...
Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane, Cali Daahir Ciid iyo wasiirka Waxbarashada XFS mudane, Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa raashin kala duwan u qeybiyey qoysas danyar ah oo ku nool degmada...
Waxaa halkoodii ka sii soconaya howlgallada gaarka ah ay sameynayaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo horjoogayaasha iyo...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho