Muqdisho, Arbaco, 17 May, 2023: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magaalada Dooxa kulan kula yeelanaya Amiirka dalka Qatar, Sheikh...
Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda...
Qeybaha kala duwan ee Ciidanka ammaanka gobolka Banaadir ayaa howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa...
Wararka ay warbaahinta qaranka ka heleyso deegaanno ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in horjoogayaashii waa weynaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay...
Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ayaa maanta 600 oo Qoys waxa ay gargaar ugu qeybisay Degmada Shangaani ee Gobolka Banadir. Qoysaska...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Iskaashatooyinka...
Xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Beni’aadannimada ee Golaha Shacabka ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee...
Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Jimcaale iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Mudane Feysal Caraale...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho