Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Xafiiska...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda gaar ahaan qaybta mashruuca xakamaynta cudurka Qaaxada ayaa maanta qabatay xuska Maalinta Qaaxada Adduunka, oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga...
Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) oo mdadda dheer kasoo shaqeneysay hirgelinta adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta, ayaa xalay ka daah furtay munaasabad...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Khawaarijta ayaa soo gaaray...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysan...
Ugu yaraan 19 qof oo isugu jira qaxooti iyo tahriibayaal ka yimid dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika ayaa ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha. dhexe. Madaxweyne Xasan Sheekh...
Kadib Fatahaada ka dhacay Degmada Baardheere taa oo galaafatay naf iyo maal, isla markana u baahan gurmad deg deg ah...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka...
RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa safar shaqo ku gaaray...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho