Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashaneysa Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa caawa olole...
Shirka Heerka Sare ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa saaka ka qabsoomay Xarunta Madaxtooyada Qaranka iyada oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulan la qaatay Hay'adaha Samafalka ee ku sugan Magalaada Beledweyne. Kulanka Guddiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka, kuwaasi oo Madaxweynaha u...
Waxa maanta xarrunta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dhacay doorashada xubnaha Guddiga Goob Shaqo ee shaqaalaha...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay munaasibad loo sameeyey...
Agaasimaha cusub ee Waaxda Farsamada Dhulka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka loo igmaday....
Guddoomiyaha Degmada Xudur mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud iyo Wefdi uu hoggaaminaayo oo qeyb ay ka ahaayeen Agaasimaha Guud ee wasaaradda...
Dowladda Soomaaliya, ayaa 9 muwaadiniin ah oo laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda dalka Suudan ka soo dejisay Muqdisho. Muwaadiintaan,...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho