Guddoomiyaha degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Cumar Cismaan Calasoow ayaa sheegay in xalay uu webiga Shabeelle ku fatahay qeybo...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta deeq Xoolo nool ah oo...
Bayaan ka soo baxay Masar ayaa lagu cambaareeyay falkii ciidamada Israa’iil ay maanta ka geysteen dhulka falastiiniyiinta, kuwaasi oo ay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere,...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan...
Dowladda Canada, ayaa shalay dalkeeda ka eriday diblumaasiyiintii Shiinaha u qaabilsanaa Canada ah, taasi oo keentay in Dowladda Shiinahana ay...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Mudane Abshir Cumar Huruuse, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Indonesia u...
Ciidamada Israa’iil ayaa saaka duqeyn oo xooggan ku qaaday Marinka Gaza, halkaas oo ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan. AFP,...
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, marwo Khadiijo Maxamed Makhsoumi, ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Masar marwo...
Webiga Shabelle, ayaa xalay ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Wabiga oo mara bartamaha...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho