Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka naf lacaariga ah ee...
Faahfaahinta Qaraxa 29-10-2022 Khawaarijta naf lacaariga ah ee Al-shabaab ayaa maanta Qaraxyo argagixiso ku beegsaday dad...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ka amba qaadaya xaaladda dagaalka ee lagula Jira Argagaxisada, ayow...
Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Maxamed ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Degmada Yaaqshiid Mudane Axmed...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi oo ku sugan Hiiraan, bartamaha Soomaaliya, ayaa kulan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Abshir Cunmar Jaamac Huruse iyo wafti uu hoggaaminayey ayaa gaaray dalka Algeria....
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Mudane. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa xalay kulan...
Afhayeenka Ciidamada Cirka Ukraine, Yuri Ihnat ,ayaa shir jaraa’id ku sheegay in ciidamadoodu ay soo rideen in ka badan 300...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Elmi Maxamuud Nuur, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Dowladda Algeria Mudane...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Macalin Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho