Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha hormarinta korantada dalka oo qayb ka ah...
Waayadaan waxaa soo baxaya warbixinno ku saabsan Argagisada Caalamka,kaasoo ay soo saarto Dowladda Maraykanka, sidaasin awgeed waxaan dul istaageynaa warbixinaddii...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta waxaa ay howlgallo ka sameyeen degaanka Qooxle oo u dhow...
Ururka Dhakhaatiirta aan xuduudda laheyn, ayaa sheegay in galankii danbe ee shalay ay jasiiradda Giriigga ee Lesbos ka heleen muhaajiriin...
Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogashada ah fagaaraha Iskuul Bulusiya ugu fulisay laba dhagarqabe oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay...
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Abuukar Subeer ayaa guddoomiyey kulanka iskaashiga Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha oo maanta...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Britain, Rishi Sunak. Wasiirkii...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho