Senator Xasan Iidow Muxumed kobac oo kamid ah mudanayaasha Aqalka Sare ee dalka oo deegaan doorashiisa ay tahey Hirshabeelle ayaa ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo amni xaqiijin ah ka sameeyay magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud iyo deegaanno hoos taga...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ku ansixiyay kulankooda "Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta" kadib wadatashiyo...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumegsiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa saxiixay xeerka bixinta shatiyada,...
Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Uganda Mr. Abubakhar Jeje Odongo ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu magaalada Kampala gaar ahaan xarunta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda...
Madaxweynaha dowlad gobolkeedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kula la qaatay wafi ka socday Hay’adaha Caalamiga ee DRC iyo IMC...
Qaadi ka socda Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobolka Nugaal ayaa dhaariyay Guddoomiyayaasha heer Gobol iyo Degmo ee Guddiga Ku Meel...
Wakaaladaha wararka ee Ruushka ayaa maanta oo Khamiis ah soo wariyay in 3 boolis ah lagu dilay 8 kalana lagu...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho