1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Maxamed Cabdi Waare uu kala magacaabey inay noqdaan ergo heer...
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay Muqdisho ayaa maanta waxaa ku soo biiray saraakiil militeri...
Agaasimaha Waaxda Xariirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Xasan ayaa...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan fogaan-arag ah la qaatay maamulka sare ee ururka hey’adaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ee Deegaanka Bajeela ayaa Howlgal Qorsheynsan ka fuliyay Deegaanka Baraag-Ciise ee koonfurta Gobolka Mudug. Deegaanka Baraag-Ciise ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa tacsi u diray ehelka, qaraabada iyo guud ahaan shacabka...
Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Analina Baerbock, ayaa ku baaqday in la yareeyo khatarta ka imaan karta xiriirka Shiinaha, iyada oo...
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Haruuse, ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid wasiirkii hore ee arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho