Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Riyaad...
Shamso Maxamed Ceel Jooge, waxay dhibane u tahay Kooxda Khaawrijta Al-shabaab, waxayna ka dileen Aabaheed, Walaalkeed iyo Adeerkeed, intaas ugama...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar kula...
Maxkamadda Ciidamada Qalab sida Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar...
Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir gaar ahaan ciidanka Deegaanka Ceelasha Biyaha oo sameeyay Howgal amni xaqiijin ah ayaa...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta qabatay Shirka Saddex bilood laha ah ee dib u eegista xogta caafimaadka Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo uu wehliyo ’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac...
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirka gargaarka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdullaahi Cabdi Xirsi ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...
Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho