Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Mudane, Cabdisalaam Shariif Xuseen ayaa dalka Tunisiya uga qayb galay shirka...
Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Argagixsada, waxaana ogolaatay ansixinta sharcigaasi 133-xildhibaan, seddax Xildhibaan...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska...
Faallo: Maanta oo kale caalamka guud ahaan waxa laga xusaa maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da bisha Marso, waxaana gudaha dalka...
Kooxda khawaarijta oo xiligaani wajaheyso bur bur iyo kala carar kadib markii geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay uga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono wejiga labaad ee hawlgalka...
Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 19 nin oo 13 ka mid ah ay ahaayeen shabakado...
Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bixinaya 26 milyan oo doolar oo gargaar bini'aadannimo ah oo loogu talagalay qaxootiga Rohingya...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa heshay Shahaadada ISO 9001:2015, taas oo ka dhigeysa hay’addii ugu horreysay ee dowladda oo hesha shahaadada...
Marwada Madaxweynaha JFS Maamo Qamar Cali Cumar, ayaa Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso oo dunida oo dhan looga...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...
Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho