Wasaaradda Waxbarashada dowlad Goboleedka Galmudug oo ka duulaysa go'an kii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Moallim Cabdulle oo safar shaqo ku joogo caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay shirka 46-aad ee Wasiirada...
Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa tababar u furay xubno ka kala socda Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Wasaaradda Kalluumaysiga iyo...
Wafdi uu horkacayo GGuddomiyaha ey'adda Mareynta Masiibooyinka Qaranka SoDMA Mahamoud Moallim Abdulle oo booqasho kujooga Caasimadda Dowlada #Puntland ee #Garowe...
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ka qeyb-galaya isaga iyo wafdi uu...
Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaanka Hey'addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha iyo Khidmada...
Mas’uuliyiin ka kala socda Israa’iil iyo Falastiin ayaa maanta ku kulmay magaalada loo dalxiis tago ee Sharmal Sheekh ee dalka...
Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beene beene), ayaa maanta heshiis ku saabsan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...
Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho