Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Per Erik oo...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho ku qabtey shirka Madasha Qaran ee Beeraha...
Xaruntaan oo laga hirgaliyay Magaalada Gaalkacyo Waxaa gacan way ka geeystay Hay’adda Qaramada Midoobay ee FAO isla markaana ay maalgaliyeen...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Gobaleedka Soomaaliya gaar ahaan Waaxda Caafimaadka Qoyska iyo Adeegyada Bukaan Socodka, ayaa qabatay Munaasibada Xuska...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda dhagarqabayaasha argigixisada Al-shabaab...
Hoggaamiyaha Guud ee Ururka Xisbullah, Xasan Nasrallah, ayaa maanta oo Sabti ah sheegay in Gantaallada xisbigu ay ku wajahan yihiin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington,...
In ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ku dileen deegaanka Abooreey oo qiyaastii 25Km...
Wakaaladda wararka ee Tass oo soo xiganaysa ciidamada ilaalada xudduudaha ee Tajikistan, ayaa sheegtay in ciidamada Kyrgyzstan, ay dib u...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa xalay degaanka Abooreey oo qiyaastii 25-Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...
Muqdisho, Khamiis, 18 Diseembar 2025:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay doorashooyinka...
Ururka 161-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya cutubka gawaarida gaashaaman ee MU ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay Warbixinta Waxqabadka Sannadka 2025, iyadoo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho