Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale,ayaa maanta kulan isbarasho ah aaladda fogaan-aragga kula qaatay Hantidhawrayaasha Dowlad Goboleedyada...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa diiday, lix xildhibaan ayaa...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay Kulanka Horumarinta Degmada Boosaaso ee Hiigsiga 2030, iyo...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Al Maqzuumi oo booqasho rasmi ah ku joogta...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta Xarunta Villa Hargeysa ku yeshaan mid kamid ah kulamadooda...
Wasiirka Arrimaha dibedda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac oo magaalada Doha ee dalka Qatar kaga qayb gelaya shirka caalamiga ah...
Wasiirka Deegaanka iyo isbadalka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Al Maqzuumi oo booqasho rasmi ah ku joogta dalka...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Arimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga iyo Guddiga Garsoorka,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...
Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho