Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa Xarunta Baarlamaanka Magalada Qaahira...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin ayaaย maanta Gelinkii Dambe la kulmey Saraakiisha iyo Ciidanka Sida Gaarka...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa dalka Tuuniisiya kaga qeyb-galay...
Akhristayaasheena sharafta leh halkan ka akhriso mgacyada xubnaha guddiga Madaxa-Bannaan ee dib-u-eegista dastuurka KMG ee ay maanta ansixiyeen Golaha Wasiirada...
Ku Simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa guddoomisey kulanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha Wasiirada maamul Goboleedka Jubbaland. Madaxweyne...
Agaasimaha caafimadka Maamulka Gobolka Banaadir Dr. Cabdirahman Axmed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa Kulan ku saabsan xoojinta shaqada iyo xariirka wada-shaqeyn kula...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Raโiisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo...
Safarka Madaxweynaha oo ahaa kii saddexaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo intii uu xukunka hayey ayaa ku qotomay xaqiijinta...
Xalay abaaro 12:10 hameenimo, waxaa degmada Hodan gaari nooca xamuulka qaada ah uu ku jiiray muwaadin Soomaaliyeed oo watay Mooto...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho