Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta Gelinkii Dambe la kulmey Saraakiisha iyo Ciidanka Sida Gaarka...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa dalka Tuuniisiya kaga qeyb-galay...
Akhristayaasheena sharafta leh halkan ka akhriso mgacyada xubnaha guddiga Madaxa-Bannaan ee dib-u-eegista dastuurka KMG ee ay maanta ansixiyeen Golaha Wasiirada...
Ku Simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa guddoomisey kulanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha Wasiirada maamul Goboleedka Jubbaland. Madaxweyne...
Agaasimaha caafimadka Maamulka Gobolka Banaadir Dr. Cabdirahman Axmed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa Kulan ku saabsan xoojinta shaqada iyo xariirka wada-shaqeyn kula...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo...
Safarka Madaxweynaha oo ahaa kii saddexaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo intii uu xukunka hayey ayaa ku qotomay xaqiijinta...
Xalay abaaro 12:10 hameenimo, waxaa degmada Hodan gaari nooca xamuulka qaada ah uu ku jiiray muwaadin Soomaaliyeed oo watay Mooto...
Xeer ilaaliayaha guud ee qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay Shirka sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ilaaliyaasha...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...
Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho