Maxabiisataan ayaa si tahriib ah waxa ay ku gareen dalka Liibiya iyagoo doonayay in ay uga sii gudbaan dalalka kale,balsa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixisadu...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Been-Beena iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mududane. Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu...
Wafdi uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ay qeyb ka ahaayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga...
Dhismahan oo ka kooban qeybo kala duwan una badan xafiisyo, ayaa maanta lagu wareejiyey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Gobaleedka Galmudug,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa Maanta gaaray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraa. Wafdi...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji, ayaa shaaciyay tirade dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii argagixisada ay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda loo dhaariyey xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, dhaarinta ayaa wajahday...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in lasoo afjaray weerarkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaatay Kaarka Cod-bixinta ee Guddiga Madaxa Bannaan...
RADIO MUQDISHO:-Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa magaalada Abu Dubai kulama...
RADIO MUQDISHO(JUBBADA HOOSE): Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal amni ka fuliyay magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay la kulmay qaad kamid ah bulshada magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho