Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Kulan lagu daedar galinayo Shaqooyinka Hay'adda Duulista Rayidka...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo uu weliyo Madaxweyne ku-xigeenka ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay deegaanka...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Insaanka ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Marwo Raxmo Guuleed oo ay Wehlineyso Agaasimaha Guud ee...
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) Dr. Xasan Cumar Mahadalla, ayaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane,...
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray suuq wayn oo ganacsiga qudaarta ah oo laga hirgaliyay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad oo howlgallo kala duwan wali kawada degaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Da’ud Aweys Jaamac, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China Fea Shengchao...
Wasiirka Waxbarashadda,Hiddaaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farax Sheekh Cabduqaadir, oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta XFS Mud. Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaatay Kaarka Cod-bixinta ee Guddiga Madaxa Bannaan...
RADIO MUQDISHO:-Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa magaalada Abu Dubai kulama...
RADIO MUQDISHO(JUBBADA HOOSE): Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal amni ka fuliyay magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay la kulmay qaad kamid ah bulshada magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho