Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta magaalada Dubai uga qeybgalay shirka Global Business Forum oo uu uu sharxaad ka bixiyay...
Shirkadda Facebook ayaa beddeshay siyaasadeeda ku aaddan in dadka isticmaala ay hubiyaan bed-qabka xigtadooda iyo saaxibadood marka ay musiibo dhacdo,...
Alle ha naxariisto, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday Wariye Axmed Xasan Cowke oo ka mid ahaa wariyeyaashii ugu caansanaa dalkeenna,...
Wararka laga helayo dalka Suuriya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee faransiiska ay duqeeyeen magaalada Raqqa oo ay ku badan...
Saraakiisha Dowladda faransiiska ayaa xiray aabaha nin la sheegay in uu ka mid ahaa, dadkii fuliyay weerarkii ka dhacay magaalada...
Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga ah ee ka dhacaya magaalooyinka dalka...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho