Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya waxa ay dhammaan Musharixiinta Gudiyada Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Kuwa...
Tartamayaasha Degmooyinka Shibis Vs Gaalkacyo oo ka kala tirsan Gobolada Benaadir iyo Mudug ayaa caawa tartan aad u xiiso badan...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay tayada waxbarashada Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed oo...
Tartamayaasha Degmooyinka Cabdicasiis Vs Baydhabo oo ka kala tirsan Gobolada Benaadir iyo Baay ayaa caawa tartan aad u xiiso badan...
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Akhristayaasheena sharafta leh Jadwalka Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, oo ay taabo gelineyso sanadkii...
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Caadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin iyo Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Bilad sharaf hawlkarnimo ah ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta soo xiray Barnaamijka Isla-Xisaabtanka Xukuumadda Dan Qaran ee uu hoggaaminayo...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii heerka Qaran oo looga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istraatijiyad Qaran ee...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho