Guusha ay ciidammada badda ee Midowga Yurub ka gaareen howl-galka la dagaallanka burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya, ayaa muujinaysa in...
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil iyo xabsi ciidan ku riday askar ka tirsan ciidanka, kadib...
Afhayeenka Ciidanka Nabadgelyada Midowga Afrika ee AMISOM Col Njuguna oo wareysi gaar ah siiyay Radio Mqudisho ayaa ka hadlay weerarkii...
Guddoomiyaha Hayโadda Maaraynta Musiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa soo xiray shir lagu soo bandhigay nidaamyo loo marayo maalgalinta mashaariicda...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyey heshiisyo dhowr ah oo kala ah...
Madaxa Gudiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Somaaliya iyo Tรผrkiye Xildhibaan Sadiq Cumar iyo wafdi u hogaaminaayo oo ka socda Baaarlamaanka JFS ayaa...
Wasiiru-dowlaha Wasaaraddaย hidaha iyo tacliinta sare ee dalka Nuura Mustaf Mukhtaar, Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mr. Wang Yu iyo...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho