Wasaaradda waxbarashada XFS ayaa maanta ku dhawaaqeysa natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022 ee fasalka 12-aad. Agaasimaha guud...
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi ee Golaha iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed...
Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya....
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir, Wasiir...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta kulankii ugu horreeyey la...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda,...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa goobjoog ka ahaa Munaasabad Xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu kula wareegaayey...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya,...
Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka ayaa goordhow ka bilaabaneysa magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho