MACHADKA SARE EE DARAASAADKA AMNIGA OGEYSIIS Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo ah hay’ad tacliin sare oo xukuumi ah, looguna...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminayo...
Ururka Haweenka Gobalka Mudug ayaa todabaadkiiba mar kulan ku yeesha Magaalada Gaalkacyo, ayagoo uga arrinsada siddii Haweenka ay uga qeyb...
Guddiga joogtada ee Aqalka Sare Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad ee Baarlamaanka 11aad, Waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha...
Wasaaradda Caafimaad Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Isbitaalka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose ku wareejisey Daawo, ay ka heshey...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr....
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fedaraalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya mudane, Saciid Cabdulaahi Calsoow ayaa maanta Muqdisho ka furay tababar...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta guddoomiyey shirkii Wasaaradda oo loogga hadlay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC)...
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jara'id qabtay maanta ayaa beeniyay afduubka labo gabdhood oo walaalo...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho