Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe),ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho tacsi...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa maanta kulan isugu jira Isbarasho...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...
Dawlad-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa boggaadiyay doorka taageerrada Bulshada ee mashruuca SAGAL. Barnaamijkan oo qeyb ka ah Siyaasadda Ilaalinta Bulshada...
Wasiirka Kallumeysiga iyo Kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aden ayaa kulan muhiim ah la qaatay madaxda Hay’adda FAO...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo kulan la qaatay Golaha deegaanka degmada Eyl ayaa tilmaamay rajada dadka...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Danjire, Mousa Faki Mahamat, ayaa Mohamed El-Amine Souef u magacaabay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Basra iyo deegaano kale oo ku...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho