Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo guddoomiyey shirka amniga maamulka Hirshabeelle ayaa si weyn loogu gorfeeyay amniga guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay shirka amniga Hirshabeelle. Kulanka ayaa looga hadlay amniga guud...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa si kulul uga hadlay weerarka bahalnimada ah ee ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo aheyd hooyadii...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Golayaasha maamulka iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay weerarka wuxuushnimada ah ee kooxaha Argagixisada Al-Shabaab ku dileen dad rayid...
Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab, ayaa waddada u galay gaadiid waday shixnado raashiin ah oo isaga kala gooshayay magaalooyinka Baladweyne...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galey xiritaanka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u xeshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho