Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe oo ay wehliyaan labadiisa Ku-xigeen ayaa xarunta Golaha Aqalka Sare...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa...
Innaa Lillaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun! Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Barre ayaa ka tacsiyey geerida ku timid Allaha unaxariiste Abwaan...
Allaha u naxariistee waxaa goor-dhow ku geeriyooday magaalada Hargeysa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo ka mid ahaa tiirarka udub...
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo Pound inay ku deeqeyso Sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), taas...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Muqtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda mashruuca xasillinta...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta xarunta Wasaaradda waxa uu shir gaar ah kula yeeshay Madaxda...
Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta kullan wadatashi ah magaalada Kismaayo...
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiir-kuxigeenka Wasaaraadda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir ay soo qabanqaabisay Wakaaladda CDC...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho