Maanta oo Arbaco ah ayaa waxaa lagu wadaa in Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ay degmada Baraawe...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya ergada dooraneysa 3-da kursi ee kala ah:...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo...
Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta dhagax dhigay goob baabuurta la dhigto oo...
Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Injineer Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdulaahi Carab), ayaa daah furay Barnaamijka...
Guddiga Hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada...
Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ka Qaybgalay Munaasabad Bilado iyo Shahaadooyin lagu Guddoonsiinayey Ciidamo ka tirsan Howlgalka AMISOM...
Duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug mudane,Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Jimcaale ayaa magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda kaga qeyb galay shirka...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey...
Xaaladda abaarta ah ee dalkeena ka jirta ayaa galaafatay xoolihii ay bulshada dhaqaneysay, waxaana tusaale kuugu filan Neefka sawirka ka...
Dhammaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐣𝐢...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid...
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia extends its deepest condolences on the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho