Senator Cisman Abokar Dubbe, ahma wasiirka warfaafinta XFS ayaa shaaciyay in uu u tartamayo xilka guddoomiyaha golaha aqalka sare ee...
Waxaa maanta bilaabatay doorashada degmada Ceelwaaq ee deegaan doorashada 2-Aad ee Jubbaland, waxaana ilaa hadda la doortay ugu yaraan afar...
Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa maalintii labaad waxay Koonfurta Gobolka Mudug ka wadaan howlgallo lagu baacsanayo argagixisada Al-Shabaab. Ciidankaan oo kaashanaya...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa maanta gaaray magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Halkaas...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire ku-xigeenka Ergayga Midowga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Kormeer howleed ku tagay Kulliyadda Tababarka Ciidanka xoogga dalka ee...
Ciidanka Daraawiishta Galmudug , NISA iyo kuwa degaanka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah Malleeshiyaadka nabad-diidka ah ee Al-Shabaab ka...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Betroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdirashiid...
Guddiga doorashada Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada kursiga sumadiisu tahay HOP154 oo ay ku tartameen Sareedo...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho