Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray liiska Xildhibaannada qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, 02 April-04...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan u diyaar-garowga xilli roobaadka nagu soo fooda leh, iyadoona dib-u-dayactir xoogan lagu wado Waraha...
Ku-simaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda...
Waxaa Maalintii Saddexaad ka socda xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer Federaal ka socda shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka...
Inta la xaqiijiyey laba qof ayaa dhintay halka afar kalana ay dhaawacmeen ka dib shir gaari oo saakay ka dhacay...
Ciidamada Booliska gobolka Nugaal oo ku guda jira howl galadii bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa qabtay 24 duub oo ah...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray liiska guddiga soo xulaya Ergada iyo jadwalka kursiga HOP#039. Kursigaan...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Akhriso: War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal. Maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo ee...
Waxaa maanta xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer federaal ka socota shahaado siinta xildhibaanada cusub ee ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya,...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho