Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan gaar ah la yeeshay labada guddoomiye ee baarlamaanka cusub...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku...
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdifataax Qaasim iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan gaashaanfhigga ayaa ka qeyb-galay xaflad lagu ...
Dagmada Eyl ee Gobalka Nugaal waxaa ka taagnaa 48dii saac ee ugu danbaysay Xiisad ka dhalatay Doorashada Guddoomiyaha Dagmadaasi oo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyey Labada Guddoomiye KMG ee maanta ay doorteen Xildhibaannada...
Waxaa magaaladda Muqdisho lagu soo gabogabeeyey Xafladda dhaarinta Xildhibaannada barlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasi oo ka qabsoontay hoolka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada xafladda dhaarinta Xildhibaannada Labada ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ugu hambalyeeyay gudashada Dhaarta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble isagoo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka Gobolka Gedo iyo ahmiyadda dhammaystirka doorashada...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho