Maleeshiyaad katirsan al shabab ayaa saaka weerar u soo qaaday shacabka ku nool deegaanka baxdo ee gobolka gaduud dagaal qasaaro...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudang Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan laga soo dhacay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa galabta soo xiray kulan aqoon...
Xabad joojin hor dhac ah ayaa laga gaaray Colaaddii deegaanka Saaxa Maygaag oo ay ku dagaalamaeen Beelo walaalo ah oo...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho oo galay maalintii 4aad, ayaa madaxdu waxa ay ka arrinsadeen qodobbada ajandaha...
Hawlgalkaani Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen inta u...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan Laga soo dhacay...
Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u fadhisa Soomaaliya Marwo Kate Foster si aan uga wada...
Ururka 4-aad ee guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Gamboole ee...
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal riddo gaaban, kaas oo u muuqda in uu yahay midkii labaad ee ay ku guulaysto...
Muqdisho, Khamiis, 22 Jannaayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar,...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...
The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho