Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warqadaha dal ku galka ah kala noqotay Danjirihii dhawaan ay Xukuumadda Soomaaliya...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay liiska tirada Xildhibaannada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya: ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Midowga Musharrixiinta oo ay...
Qaraxyadii todobaadkii hore lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu qarxiyey duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug....
Kumanaan dadweyne ah oo isugu jira Culimaa'udiinka, Maamulka, Haweenka, Ardaday dugsiyada oo banaanbaxa roobdoonka ah. Isku soo baxa kadib waxaa...
Dagaalka ciidamada Ruushka ay ku qadeen dalka Ukraine, ayaa galay maalintii 45-aad maanta oo Sabti ah, waxaana ciidamada Ruushka lagu...
Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka...
Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay wararka sheegaya gabood-fallada ka dhacaya gobolka Tigray ee Itoobiya, intii ay socdeen dagaalladii u dhexeeyay...
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka, ayaa maalintii Toddobaad wado Shahaado siinta Xildhibaanada la soo doortay, waxaa maanta Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaanimo...
Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudi Carabiya ayaa shaaca ka qaaday in la kordhiyay tirada xujeyda sanadkan 1443 Hijriya/2022, soo booqaneeysa...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho