Waxaa maanta la daahfuraya qeybtii ugu horreysay oo warbaahineed oo ay ka hawlgalayaan gabdho saxafiyiin Soomaaliyeed, taasoo oo siineysa haweenka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa afur iyo casho sharaf Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay Xildhibaannada Baarlamaanka...
Wasiirka tamarta iyo biyaha Galmudug Maxamud Cabdi Axmed iyo Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi cabdiraxmaan ''Tootole'' ayaa si wada jir ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT, halkaas oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay qaar ka mid ah wakiillada Beesha Caalamka oo...
Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada ayaa howlgalkaan ku burburiyay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho