Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee...
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa Maanta oo Arbaca ah, sheegay in ciidamada isbaheysiga NATO, ay ku jiraan diyaar...
Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan magaalada Edmonton ayaa sheegay inay ka walaacsanyahiin weeraro dhawaan loo geeystay dhallinyaro Soomaaliyeed,...
Waqooyiga Caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa waxaa Saakay duqeymo cusub ka geysta Ciidamada Ruushka, halka wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka...
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta doortay Guddoomiye kuxigeenka, kadib markii dhawaan uu xilkaas isaga tagay Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT oo fulinaya waajibaadkiisa doorashada ee ku cadaa heshiisyadii madasha wadatashiga Qaranka...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku soo gabagabeysay shir wadatshi oo...
Waxaa galabta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu doortay 3-dii kursi ee u dambeysay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya deegaanada...
Maanta oo ku asteysan maalintii loo qorsheeyey in lasoo gaba-gabeeyo doorashada baarlamaanka Soomaaliya ee 15-Mach - Koonfur Galbeed ayaa soo...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho