Agaasinka Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan Aqoon-is-weydaarsi ugu qabtay...
Agaasime ku Xigeenka guud ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Abshir Maxamed Abshir ayaa kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda...
Buug ka hadlaya Cudurada ku dhaca Geela Soomaaliya oo uu qoray Pro Axmed Sheekh Maxamed Kutub ayaa maanta lagu soo...
Maamulka shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa biyo dhaamin u sameeyay qoysaska uu saameeyay abaarta ka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta ka qeyb galay xaflada daah...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayey Gudoomiyaha cusub ee...
Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabanaya doorashada lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka. Lixdaas...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Cabdullahi Maxamad Nuur iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa dalka Tunisia kaga qeyb-galay shirka 39-da ee...
Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi iyo dhigiisa Ukraine, Dmytro Kuleba, ayaa wada hadal dhanka telefoonka ah ka yeeshay xaaladda...
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Ibraahim Aadan Cali Najax u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Hoose....
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho