Sida ay Radio Muqdisho u xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka magaalada Beledweyne, waxaa caawa la toogtay labo ka mid ah argagixisada Al-Shabaab,...
Safaaradaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Germany, Belgium iyo Serbia waxa ay sameeyeen bar is-gaarsiineed oo waxtar u leh muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay musharrixiinta u taagan 16 kursi ee taala magaalada Boosaaso oo la qaban doono 5,...
Shaqada ciidanku, waxay safka hore uga jirtaa howlaha ugu adag ee bini’aadanku u qabto si maalinle ah, tan ugu muhiimsana...
Dab ayaa ka kacay xarunta tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia ee ku taala Dalka Ukraine, waana warshadda tamarta Nukliyeerka ugu weyn...
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdisaciid Cali ayaa maanta oo Jimco ah wuxuu kulan qadka telfoonka ah uu la...
Guddiga hirgelinta doorashada Koofur Galbeed ee SEIT ayaa shaaciyay qabashada Lix kursi oo ka mid ah Kuraasta taala magaalada Baydhabo...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa taliyihii hore ee ciidanka PSF-ta Puntland Jeneraal Maxamuud Cusmaan Diyaano waxuu u...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Nuuriya Aadan Ciise iyo Agaasimaha guud ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo ku tegay magaalada Gaalkacyo galinkii dambe ee maanta, ayaa...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho