Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha waddada DR Kadare,...
Magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu doortay qaar kamid ah Kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaaladaas, waxaana aad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood...
War ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Washington, ayaa lagu sheegay in beegsiga xarumaha Rayidka ee Ukraine ay...
Iyadoo magaalada Boosaaso ay socoto Doorashada 16 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa...
Wasaaradda difaaca Rushka ayaa ku dhawaaqday in ay xabbad joojin ka sameysay magaalooyinka go’doonsan ee Ukraine si shacabka ay uga...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa soo saaray jadwalka doorashada Lix kursi oo ka mid ah...
Duulaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ayaa galay maalintii tobnaad, waxaana Ciidamada Ukraine ku dhawaaqeen in Ciidamada Ruushka ay bilaabeen...
Guddiga hirgalinta Doorashada Galmudug, ayaa shaaciyay guddiga xulista shan kursi oo kamid ah kuraasta Golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay...
Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo...
Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...
Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho