Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada cusub ee maanta lagu doortay Magaalada...
Agaaismaha Guud ee Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Mogadishu Mudane CabdiQaadir Muxyadiin Axmed...
Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu qabtay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Jubbaland ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. Mudanadaayaasha...
Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta oo jimco ah u dalxiistagay xeebta Liido oo muuqaal ahaan ka duwan sideey aheyd...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abubakar Dubbe iyo xoghayaha guud ee golaha murtida iyo...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta khilaafaadka doorashooyinka mudane Maxamed Ibraahim Barre oo ay qeyb ka ahayd Xoghayaha Guud...
Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta masiiboyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah oo loogu talagaley 216 qoys oo ah dadka...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka toddoobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, oo toddoobaadkan...
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadooda tahay Magaalada Gaalkacyo.
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada kuraasta hoos ku xusan kuwaasi oo deegaan doorashadoodu...
RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...
RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho