Saraakiil ka socota urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas iyo Qaramada Midoobay ayaa manta oo Isniin ah ku sugnaan doona...
Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada Hoose waxaa malintii saddexaad shir uga socdaa Guddiyada Shaqaalaha Rayidka Heer Federaal, Heer Dowlad...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta degmada Hodan oo...
Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay Magaalada Jowhar ku qabtaan doorashada lix...
Wasiirka Warfaafinta XFS Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaal ku...
Shirka billaha ah ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada...
Nabad-diidka Alshabaab ayaa gubay guryo ku yaal tuulooyin hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo ay ku dhaqnaayeen...
Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho