Koox burcad ah oo ka howlgasha dalka Haiti ayaa lacag Malaayiin dollar ah ka dalbaday dowlada Mareykanka si ay usii...
Uruurka 260, Guutada 9 aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxaa gurmad u fidiyeen kolanyo Safar Gaari dameero...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, oo booqasho ku jooga...
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa wali ku howlan horumarinta Gantaalada baalistik ah, si ay isaga difaacdo weerar kasta oo kaga imaan...
Maanta Gelinka hore ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u tartameeysa kuraasta...
Doorashada Golayaasha deegaanka ee Puntiland oo la filayo in dhawaan ay ka bilaabato saddex degmo oo ka tirsan Puntiland, kuwaasi...
Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa maanta Wareegga kooxaha lasoo gabagabeeyay. Cayaartooyda Degmada Kaaraan ayaa 31-24...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China u fadhiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Togo, Faure Gnassingbé ayaa maanta dalkiisa ku soo dhaweeyay dhiggiisa Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo wafdi balaaran oo...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar kamid ah wadooyinka Caasimadda...
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has made a historic announcement declaring significant progress...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa wada-hadal dhanka taleefanka ah la...
Waxaa sii kordhaya magaalooyinka dalka oo ay ka dhacayaan dibadbaxyada looga soo horjeeday damaca gurracan ee Isra1l ku dooneysay in...
Xukuumadda DanQaran, oo ka duulaysa mas’uuliyadda dastuuriga ah ee saaran, waxa ay mudnaan gaar ah siisay adkaynta midnimada Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho